Waxaala xaqiijiyay in uu geeriyooday Hanti dhowrahii Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland Cabdi Casiis Sheekh Xuseen Dayib, kaas oo kamid ahaa Aas’aasayaashii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Baaq ku socda dadkii shalay ka barakacay xaafaddo dhowr ah oo...
Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa Xeendaabka xerada Asluubta ee ku dhaw Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa hoygiisa ku qaabilay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo booqasho ugu tagay....
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa caddeeysay mowqifkeeda ku aadan Go’aankii ay maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle uga soo horjeesteen muddo kordhintii loo sameeyay Madaxweynaha...
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iclaamiyay fadhi gaar ah oo aan caadi aheyn oo maalinta Sabtida ay yeelanayaan Xildhibaannada Golaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan...
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa si wadajir ah uga soo horjeestay muddo kordhinta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ay u sameeyeen...
Wararka aan ka heleyno degaanka qabalaha garasle oo hoostaga degmada Shilaabo ee dawlad deeganka Soomaalida ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay hal...