Mareykanka ayaa taageeray cambaareyntii uu golaha nabada iyo amniga Midowga Afrika u jeediyey muddo kororsiga Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya Qoraal kasoo baxay...
Ciidamada Ammaanka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka sameeyeen degaano hoostaga Magaalada howlgallo...
Golaha Madasha Bad-baado qaran oo ay ku mideysanyihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa qoraal...
Waxaa barqanimadii Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan lagu dilay Allaha u naxariistee Dr. Xasan Cusman Ciise oo ku magac dheeraa...
Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ku beegan tahay 22/4/2021 ayaa waxaa lagu wadaa in Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ay shir...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah ka soo saaray xaalada doorashada dalka Soomaaliya, iyagoona ka horyimid muddo kordhinta labada ee Xildhibaanada...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka Gollaha amniga ee Maamulka oo todobaadkan ay ka qeybgaleen Taliyaha...
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay tiro hoobiyeyal ah oo Maana ku soo dhacay Xaafado ka tirsan degmooyinka Boondheere iyo Wartanabada...
Wafdi ka socday dowladda Federaalka oo ay hoggaamineysay Wasiirka Gargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Maanta gaaray Magaalada...
Guddigii Arrimaha Doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa la kala direy, kadib markii dhowaan Golaha shacabka uu u codeeyay in...