Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa sheegay in wax la aqbali karo aysan aheyn Go’aankii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa halkaas,...
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federalka Soomaaliya...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa xalay ka guuray hoygii uu ka deganaa agagaarka Garoonka...
Madaxweynihii dalka Chad, Marshal Idiris Denby Itno ayaa lagu dilay dagaal ay Ciiddanka Dowladda la galeen Falaago Mucaarad ah oo lagu magacaabo...
Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa fariin u diray...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo barqanimadii Maanta ka dhacay gudaha degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir, kaasi oo jugtiisa...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhaweyneyso in Midowga Afrika uu qaato dowr fududeyn ah, si saamileyda siyaasadda ee dalka ay...
Dowladda Soomaaliya ayaa dowaladda Masar iyo shacabkeeda uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka ee shalay ka dhacay gobalka al-Qalyuubiya ee waqoogiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka...