Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Afhayeen cusub u magacaabay Ciidanka Booliska, kadib wareegto kasoo baxday...
Guddiga xalinta khilafaadka Arrimaha doorashooyinka dalka ayaa soo saaray habraacyada lagu xalinaayo khilaafka ka dhasha doorashada Baarlamaanka Aqalka sare iyo shuruudaha loo...
Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo ku...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Fiqi ayaa magacaabay Guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka ee...
Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Cabdinuur Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Musuq-Maasuqa ayaa uga warbixiyey...
Waxaa Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 25-ka bisha July, 2021 lagu waday in dalka ay ka bilaabato doorashada Aqalka Sare ee...
Taliska Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag hubeysan oo Burcad oo shalay ku dagaalamay Isgoyska Ex-koontarool Afgooye, kuwaas...
Taliyaha Ciidanka Boliska ee Hawlgalka AMISOM, ahna Kaaliyaha Kormeerka Guud ee Boliska, Augustine Magnus Kailie waxa uu booqday Ciidanka Boliska AMISOM ee...
Guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada aqalka sare Baarlamaaanla Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Xildhibaan Xuseen Xirsi Axmed ayaa sheegay in...
Ilhaan Cumar oo gobolka Minnesota u matasha Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress) ayaa maamulka Biden ka dalbatay qiil u helida duqeyntii Talaadadii ay...