Agaasimaha hay’adda nadasugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa magacaabay Taliyaha Shaqaalaha NISA, kadib markii xilka laga...
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingiriiska ayaa ka qeyb galaya Shir...
Guddoomiyaha Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka...
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay ka bilaabato diiwangelinta musharixiinta u tartamaya Xildhibaannada Aqalka...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Carrooley ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay fal af-duub ah loogu geystay...
Guddigaan oo uu Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada aqal ayaa walaac...
Madaxweyne ku-xigeenka dowad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir guddoomiyay shirka amniga doorashooyinka Galmudug oo dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Dhuusamareeb....
Shirwaynaha sanad laha ah ee Waxbarashada Puntland ayaa waxaa daah furay Madaxwaynaha Puntland, waxaana ka soo qayb galay Kulankaani Guddoomiyaha Golaha Wakiilada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingiriiska, iyadoo halkaas...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sadax Sarkaal oo ka kala Socda Xafiiska Xeer...