Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada London ee Caasimadda...
Waaxda gaanshaandhiga Maraykanka ee Pentagon ayaa xaqiijisay in duqaymo ka dhan ah dagaalamayaasha ururka Al-shabaab ay Jimcihii ka fulisay Soomaalia gaar ahaan...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG-ka ah ee Maamulka...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn xoogan oo socotay muddo daqiiqado oo Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya...
Midowga Musharaxiintab Soomaaliya ayaa War kasoo saatay tallaabadii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble uu xilka uga qaaday Saraakiil ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland Simon Coveney...
Madaxweyneyaashii hore ee dalka Somaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta gaaray degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay shaacisay natiijada guud ee imtixaanka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xaafadaha Degmooyinka...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta...