Sarkaal hore uga tirsanaa Wasaaradda Caddaalada dalkaasi oo lagu magacaabo Joespeh Felix Badio ayaa la sheegay in laga yaabo inuu ahaa Shaqsigii...
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland garabka uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhaliil u...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa magacaabay Guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka ee Jubbaland. Wareegto...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha lagu sameeyay wadada Laamiga...
Guddiga doorashada heer Federaal ee FIET ayaa soo saaray jadwalka guud ee doorashada Baarlamaanka labada Aqal, waxaana jadwalka cusub uu yahay habraacyada...
Ciidamada miino-baarista Booliska iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku guulaystay in ay soo saaraan miinooyin ay Al-Shabaab ku wareejiyeen fariisimihii ay...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland, ayaa maanta war-saxaafadeed qabtay ay ku sharraxayaan halka ay wax marayaan iyo shaqooyinkii u qabsoomay muddadii uu guddigu...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay fuliyeen kooxo hubeysan oo lagu dilay saddex qof, halka qof kalena lagu dhaawacay oo...
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceebook ku sheegay in dagaalka ka socda Itoobiya uu...
Gaari walxaha qarxa lagu soo raray ayaa lagu weeraray Bar kontorool oo Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Daraawiishta Galmudug ay ku leeyihiin Deegaanka...