Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug gaar ahaan duleedka deegaanka Saax-qurun oo hoostega Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Cumar...
Guddiga doorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya ayaa goor dhaweyd shaaciyey natiijada doorahada 21-ka bishii June ka dhacday dalka Itoobiya. Wuxuuna guddigu sheegay...
Guddiga maamulaya Doorashada kuraasta labada Aqal ee Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho....
Degmooyin badan, jidadka waawayn, iyo xuduudaha muhiimka ah ayaa marba mark aka sii dambeysa ku sii galaya gacanta Taliban. Saraakiisha Taliban ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo. Rooble...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin guud ka bixiyay khasaaraha dhimasho midka dhaawac iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay qaraxa Gaariga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland isagoo kula dardaarmay in ay howsha...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya qarax Is-miidaamin ah oo daqiiqado kahor ka dhacay agagaarka Isgoyska Banaadir ee degmada Hodan ee...
Jugta qarax xoogan ayaa dhowr daqiiqo kahor ka dhacay meel ku dhow Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Villa Baydhabo,...