Guddiga xalinta Khilaafaadka ee heer Federal ayaa Maanta kulankii ugu horreeyay waxaa ay ku yeesheen Teendhada Afisyooni eexeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kaawo laga bixiyo dhagaxa kuna taalla halka loo yaqaano sifaynta Batroolka ee duleedka Magaalada Muqdisho, gaar...
Guddiga doorashooyinka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, iyagoona doortay Guddoomiyaha Guddiga iyo ku-xigeenkiisa ee maamulaya doorashada Baarlamaanka...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya kulan gaar ah...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in aysan aqoonsanayn hay’adda Batroolka u qaabilsan dowladda Soomaaliya ee Soomaaliya Petroleum Authority. Qoraal ka soo baxay...
Ciidanka Milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 21-aad ay wehliyaan Ciidamada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa saakay la wareegay deegaanka Bacaadweyn iyo deegaano kale...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa walaac darran ka muujiyay xaaladda dhalinyarada tababarka Ciidan loogu qaaday dalka Eratariya, kuwaasi oo la sheegay inay...
Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland ayaa habeenkii xalay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ku dilay Arday dhiganayay Jaamacadda Camuud ee...
Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho ka dhacay 29-kii Juunyo, ee laga...
Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta doortay Guddoomiyaha Guddiga iyo ku-xigeenkiisa, kadib markii kulan ku yeesheen Hotel ku yaalla Magaalada Muqdisho...