Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Maamulka oo...
Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geeda-qarow ayaa ka hadlay dagaal u dhexeeyay Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo...
Dagaal culus ayaa Ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Gorgor iyo NISA iyo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa uu ku dhexmaray degaano...
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku yeeshay Kulankii 9-aad ee Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha...
Shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu saakay ka dhacay duleedka degmada Gabilley ee Maroodijeex ee Somaliland, waxaana...
Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo qorsheysan ka sameeyeen deegaano hoostega degmada Afgooye ee...
Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Tunisia ayaa so badbaadiyay 84 qof oo muhaajiriin ah kadib markii ay cellad ku timid doontii ay saarnaayen....
Wararka ka imaanaayo magaalada Beladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ku warramaya in xalay ilaa saakay dagaalo ay ka dhaceen gudaha magaalada...
Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa soo xiray tababar muddo 3 cisho ah u socday Guddiyada Doorashooyinka heer...
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Cabdulqadir Cali Diiriye oo loo yaqaanay Subxaanyo ayaa Maanta ku geeriyooday Magaalada Caasimadda ah ee...