Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan kula qaatay xrunta Wasaaradda Maaliyadda Kristina Svensson oo ah Wakiilka Soomaaliya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo oo...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shir looga hadlaayay aayo katashiga Gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn oo afartii...
Hadal-qoraal oo ka soo baxay Urur-gobaleeka IGAD ayaa lagu shaaciyey in loo baahan yahay inay Doorashadda Somalia ku dhacdo Xilligii loo qorsheeyey...
Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka ayaa soo saaray Jadwalka doorashooyinka dalka ka dhacaya, kadib markii Shir laba maalin socday ay...
Shirka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ayaa maalintii labaad ka socda Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka...
Maxkamada ugu sarreysa dalka South Africa ayaa madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma ku xukuntay 15 bil oo xabsi ah, kaddib markii...
Waxaa Maalintii labaad Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ka socda Shir u dhexeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxda maamul...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa Talaadada maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Jamhuriyadda Turkiga ee...
Ciidanka Dowladda iyo kuwa Maamulka Galmudug oo isugu jira Milateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa saakay waxaa howlgal ka sameeyeen deegaanka Wisil ee...