Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyagoo kasoo...
Waxaa Maanta oo sabti lagu waday inuu Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ka furmo Shirka u dhexeeya Madaxda dowladda iyo kuwa maamul...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan shacabka Soomaaliyeed...
Shirkadaha iyo bangiyada ku yaala magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii dambe diiday qaadashada lacagta 50-ka dollar, waxa ayna taasi caqabad ku noqotay shacab...
Gudiga Golaha wasiirada oo qabanqaabinaya Maanasabadaha Maalmaha Xoriyada qaranka ee nagu soo wajahan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaan Maalmaha xoriyadda...
Dagaalka oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab uu ku...
Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa Maanta oo khamiis ah taariikhduna ay ku beegan tahay 24-ka Jun 2021 dib ugu...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta kulan khadka mareegta ah gaar ahaan aalada ZOOM-ka kula yeeshay Danjiraha Dowladda...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti INTERPOL ah wafdigaan oo ahaa heer caalami, ayaa...
Golaha Wasiiradda ee Dowladaha xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD ayaa waxay kulankoodii 72-aad maanta ku yeelan doonaa Xarunta Dhexe ee IGAD oo...