Ciidanka Xoogga dalka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waaberigii hore ee saakay ku dagaalamay deegaan lagu magacaabo Orshe oo dhinaca Beri 50 KM...
Dhacdo Naxdin iyo Argagax leh ayaa ka dhacday deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, kadib markii halkaas kufsi wadareed loogu geystay...
Xubnaha Golaha Degaanka degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo ka kooban 13 xubnood, ayaa saaka oo Axad ah Maamul cusub u...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa kulan la qaatay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa Magaalada Antalya ee dalka Turkiga kulan kula qaatay dhigiisa dalka Gabon...
Ciidamada Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari, halkaas oo...
Guddoomiyaha Guddigii hubinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ahna Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqadii guddiga ee...
Wasiirka Waaaaradda Cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulqaadir Maxamed Nuur(Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Ujeedada safarka...
Murashaxaasi ahna Madaxa Garsoorka ee dalkasi ayaa noqon doona Madxweynaha cusub ee Iiraan, kaib, markii uu ku guuleystay Doorashadii shalay ka dhacday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal, heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka. Ra’iisul...