Codbixiyeyaasha Itoobiya ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta, iyagoo dooran doona 547 xildhibaan. Xildhibaan lasoo doorasnayo waxey ku biiri doonaan baarlamaanka federaalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay guddiga Amniga doorashada, kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida amniga doorashooyinka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay ka qeyb galay Munaasabad lagu Caleemo-saarayay Golaha deegaanka iyo Guddoomiyaha...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya koox hubeysan oo xalay gudaha degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir ku dilay Sarkaal ka tirsan Ciidanka...
Maktabada Qaranka Qadar ayaa ugu deeqday Maktabada Qaranka Soomaaliyeed in ka badan 4,000 oo buugaag oo isugu jira dhinacyada kala duwan ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo heer gobol ah oo loo...
Qarax geystay khasaaro ayaa fiidnimadii hore ee xalay ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafadda Taleex ee degmadaas, waxaana...
Heshiiskii ugu horeeyey ee rasmiga ah ayey Dowladaha Somalia iyo Itoobiya ku kala saxiixdaan Heshiiska Ganacsiga Qaadka Itoobiya lagu bedelanayo Kalluunka Somalia....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka dhexmaray...
Guddoomiye -xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ayaa kulan...