Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa wada diyaar garowga toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ee 26 June iyo 1-da Luulyo, iyadoo...
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee Haramcad iyo Al-shabaab ayaa xalay waxaa uu ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Deni ayaa soo saaray amar culus oo ku socda Hay’addaha maamulkiisa iyo kuwa aan dowliga...
Kooxo hubeysan ayaa saaka aroortii hore haweeney la shaqeyneysay maamulka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen qeybo ka mid...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa la filayaa in ay bilowga...
Dowladdii Sweden ayaa la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey dalka ee waaya codka kalsoonida, taasi oo...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil fiidnimadii hore ee xalay Guddoomiye Waaxeed ka tirsan degmada Deyniile ee Gobolkaan Banaadir loogu...
Guddiga farsamada Arrimaha doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa faahfaahiyay Jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan xubnaha Guddiyada...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta ka hadashay baarista lagu sameeyay kiiska dilkii deegaan hoostega Magaalada Gaallkacyo loogu geystay Sheekh Cali Axmed...
Maxkamadda sare ee Ciidamada Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah xukun dil toogasho ku riday Nin lagu eedeeyay inuu ka tirsanaa shabakad...