Ciidamada Booliska Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa xabsiga u taxaabay dhalinyaro ku dabaaldagay calanka Soomaaliya, kuwaasoo tiradoodu gaareysay qiyaastoo 70. Dhalinyaradan...
Shirka u dhexeeya Madaxda dolwadda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada...
Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa qaadacay shirka Wadatashiga Qaran ee lagu wado in maanta ka furmo magaalada Muqdisho, shirkan ayaana waxaa isugu imaanaya...
Qaraxyada oo laba ahaa ayaa waxaa duleedka Deegaanka Bali dhidin ee Gobolka Bari lagula eegtay gaadiid ay la socdeen Wasiirka Amniga Puntland...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino nooca dhulka la geliyo ah oo gabal-dhicii Maanta ka dhacay gudaha degmada Doolow ee...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maanta Garsoorayaal cusub u magacaabay Maxkamaddaha Sare iyo Rafcaanka ee deegaanada dowlad Goboleedka Galmudug....
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kaso ambabaxay Magaalada Garoowe ayaa dhowr daqiiqo kahor soo gaaray...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska 26-ka Juun oo ku beegsan markii gumeystihii Ingiriiska ay...
Inta la xaqiijiyay laba Askari ayaa ku geeriyootay rasaas loo ridayay munaasabad loogu dabaaldagayay 61-guuradii kasoo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay ka...