Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal u dhexeeyay Ciidanka Boliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Haramcda iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo qaabiley wufuuda ku soo wajahan magaalo Marseedka Berbera oo maanta la shaacin doono furitaanka wejigii koowaad...
Ciidamada badda maamulka Puntland ayaa gacanta markab Kalluumeysi oo si sharci daro ah uga kaluumeysanayay biyaha Soomaaliya sidda ay sheegeen Masuuliyiinta ciidanka...
Dowladda Turkiga ayaa la sheega inay Wada-hadal ugu jraan sidii ay Somalia ugu yeelan lahaayeen Saldhig loo adeegsado Dayax-gacmeedka iyo Hawlgalladda Dayaxa....
Haweeneydii uu libaaxa bil kahor ku dhaawacay Magaalada Hargeysa ayaa sheegtay in xaaladeeda Caafimaad ay tahay mid wanaagsan, isla markaana laga daaweyay...
Tiro dad ah ayaa ku dhintey duqeyn hawada ah, halka kuwa kalana ay ku dhaawacmeen, taasoo ka dhacdey tuulada Togogo, oo u...
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander, iyadoo...
Al Shabaab ayaa shalay galab fagaare kuyaala deegaanka Shaw oo katirsan gobolka Hiiraan xukun dil qisaas ah kula fulisay nin lagu helay...
Waxaa Maanta oo Arbaco ah Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku wajahan wafdi ka socda Xukuumadda xilgaarsiinta oo uu hoggaaminayo Wasiirka...
Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Milateriga iyo kuwa Booliska dowladda Kenya ayaa lagu qaaday weerar xoogan oo ka dhacay deegaan...