Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa ka wadahadlay Arrimaha Doorashooyinka Amniga iyo Bini,aadanimada....
Dowladda Kenya ayaa ka Jawaabtay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqday ay mar kale ku dooneyso inay dib ugu soo celiso xiriirka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib...
Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada goboleedka Galmudug ayaa madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi Ka Socda Hay,adaha Qaramada Midoobey ee...
Wasaaradda Gargaarka XFS ayaa deeq raashiin waxa ay kasoo dajisay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar waxaana ka faaideesan doona qooysaskii ku barakacay fatahaada....
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago Remote Control-ka oo gelinkii dambe...
Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday dhibaatooyinka Ciidanka Kenya ka geystaan deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa Maanta ka dhacay degmada Dolow...
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa uu...
Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Cabudwaaq Farxaan Xuseen Xasan ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen Ciidamada ay kusoo xireen dad ay ku tuhmayaan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dab xoogan oo habeenkii xalay aheyd ka kacay Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka...