Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa habeenkii xalay aheyd xilka qaadis ku sameeyay mid kamid ah Wasiiro ku-xigeenada Maamulkiisa....
Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Sarkaal ciidan oo ay sheegeen in uu ka tirsanaa ciidamada maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan ciidamada ka howlgalayay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u soo celineyso xiriirka diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay dowladda Kenya oo muddo kahor dib...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi u magacaabay cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda laba sanno kahor tababar...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo sabti ah xukun ku riday Ganacsato ku eedeysan inay gudaha dalka Soomaaliya soo geliyeen Kiimikada...
Wasaaradda Xajka & Cumrada oo ku dhawaaqday in Xajka sannadkan 1442 ee hijriyada (2021) uu ku koobnaan doona dadka degan iyo muwaadiniinta...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay Toddobada xubnood ee guddida Doorashooyinka oo ka hirgeliyey doorasho Golayaasha Wakiilada iyo...
Puntland ayaa maanta oo Sabti ah dib u fasaxday jajabka Lacagta danabaysan, oo ay hore u xannibtay wixii ka yar hal Dollar,...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...