Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay xeebta deegaanka Jasiira ee duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Bar koontarool oo ku leeyihiin halkaas Ciidamo...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha amniga Jubbaland, kaas oo bishiiba mar qabsooma islamarkaana...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan Joseph Wu ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa uu kulan dhinaca khadka Telefoonka la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Muuse...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman....
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay weli howlgallo kala duwan ka wadaan degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo...
Weerar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay gudaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle, kaasi oo jugtiisa...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo Isniin ah Guddoomiye cusub u magacaabay Gudigga qoxootiga iyo Barakacayaasha....
Madaxa Waaxda Sirdoonka Maaliyadda ee Imaaraadka ee loo soo gaabiyo (UAE FIU), Cali Fasal Baa Calaawi, waxay Heshiis Is-Faham (MoUs) kala saxiixdeen...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia ayaa maanta dhegeysatay Ganacsato ku eedeysan inay dalka soo gelin jireen Kiimikada iyo Agabyada loo adeegsado...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay kasoo degtay diyaarad siday Carruur kusoo dhaawacantay duqeyn diyaaradaha...