Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo duhurnimadii Maanta ka kacay Guri ku yaalla degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, kaasi...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay lix xubnood oo ka mida Guddiyada Doorashada heer Goboleed iyo kuwa...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta kulan gaar ah ku qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone Mr. Ernest...
Xildhibaanada dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa ku meel mariyay golaha Wasiirada cusub ee maamulkaasi uu dhawaan...
Madaxweynaha Dawladda Etoobiya Sahle-Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhin doona dalkaasi...
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay 12 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qaraxyo is xig-xiga oo maanta ka dhacay magaalada Kabul...
Maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kaasi oo ka dhacay degmada...
Natiijadii hordhaca aheyd ee doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo deegaanka Somaliland ee maalin kahor dhacday ayaa waxaa lagu waday in habeenkii xalay aheyd...
Xiriirka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa meel xun gaaray, waxaana khilaafka labada dal u dhaxeeya sababay in la...
Guddiga Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka oo soo bandhigay magacyada xubnaha ay...