Waxaa shalay si habsami leh u soo idlaaday doorashadii goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee Somaliland, iyadoo dadweynuhu ay sugayaan ku dhawaaqista natiijada...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland, iyadoo...
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa dhacdo naxdin leh oo ku saabsan gabar yar oo qoyskeeda ay raadinayeen dhowr maalmood, balse meydkeeda la helay....
Ciidanka xoogga Dalka Soomaliyeed, qeybta 27aad ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Ceel-bacad oo hoos tagta degmada Buulo-burte waxa ay ku dileen...
Taliska Ciidamada Booliska Maamulka Puntland ayaa uga digay guud ahaan Ciidamada inay ku milmaan siyaasadda, xilli Puntland ay wado diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka...
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Go’aan ay ku kala dirtay Guddigii farsamada ee dhismaha...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Cismaan Abuukar Dubbe oo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Xasan Xuseen Xaaji ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Cutubyo ka tirsan Ururka...
Ciidamada Booliiska Saldhiga Degmada Dayniile ayaa xalay xaafada Sii Sii ee degmada Dayniile ku dilay nin xirnaa dareeska ciidanka milatariga oo xalay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Todobaadka Xorriyadda ayaa faray diyaarinta munaasabado muujinaya qiimaha shacabka...