Qisadda ku saabsan Maryam Bintu Cimraan, waa mid Macaan Quraankuna si qoto dheer oo xigmadaysan aqoon iyo aragti dheer oo Rabbigeena ahna...
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay inaysan ku qanacsaneyn turxaanbixinta ay dowladdu sheegtay inay ku sameysay guddiga doorashooyinka, oo tabasho...
Wasaaradda Haweenka Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay nasiib darro tahay in Doorashadii Golaha wakiilada ee ka dhacday degaannada Soomaaliland...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, isagoo mid cusub...
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulkaas uga dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo cusub, kadib doorashadii...
Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa qeybta 21-aad iyo Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kala qaaday maleeshiyo beeleed hubeysan oo labadii...
Bayaan ka soo baxay howlaglka Midowga Afrika ee AIMSOM ayaa lagu shaaciyey in AMISOM iyadoo ka jawaabeysa bayaankii ka soo baxay wasaaradda...
Natiijada golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee gobolka Maroodi-jeex iyo degmada Hargeysa oo maalmihii ugu dambeeyay aad loo sugayay ayaa goordhaweyd lagu dhawaaqay....
Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in 34 xubnood laga saaray liiska...
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaninta ahaa ee maanta ka dhacay isgoyska...