Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta furay kal-fadhiga saddexaad ee Baarlamaanka Maamulkaas, kadib markii uu dhammaaday...
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa barqanimadii Maanta gaaray inta badan Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyadoona halkaas siweyn loogu...
Abuukar Macalin Axmed Hilowle ayaa loo haystaa dhac iyo dil uu gaysta Marxuum Axmed Cali Nuur 19-kii Maarso sanadkaan, dilkaasi oo ka...
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay burcada hubeysan ee dhaca u geysta shacabka oo...
Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya inuu Maanta is Casilayo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, isla markaana...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee heer Federaal 2020-2021, oo kulankii u horreeyay yeeshay ayaa doortay guddoomiye ku meel gaar ah. Kulanka...
Xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo hagaagaya, waxa ayna labada dal hada bilaabeen in si rasmi ah usoo celiyaan xiriirkooda diblumaasiyadeed...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Maqaayad ku taalla...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Is-miidaamin ah oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay goob Maqaayad ah oo ku taalla...
TikTok ayaa barteeda ka saartay ku dhowaad 7.3 milyan oo cinwaan oo ay uga shakisantahay inay lahaayeen carruur da’doodu ka yartahay 13...