Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedk Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Maanta oo Isniin ah shir gudoomiyay shirka golaha amniga heer Dowlad Goboleed. Shirkan ayaa...
Ciidamada booliiska gobolka Banaadir ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Kaaraan waxa ay kusoo qabteen burcad hubeesan oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba...
Xafiiska xuquuqul Insaanka Somaliland oo War ka soo saaray xaaladda gabdho laga qaaday Magaalada Laascaanood oo Berbera lagu xiray, kuwaasi oo ku...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa habeekii xalay aheyd gaaray Magaalada Abuuja ee...
Ciiddamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ayaa xalay degaanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay xiisada ka taagan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kadib markii shalay halkaas uu ka dhacay...
Faaf faahhinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dab xalay ka kacay guri ku yaalla Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland, waxaana lasoo sheegayaa...
Maadxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta u amba-baxay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka...
Ka dib markii uu shalay soo dhammaaday tababarkii u socday Guddiyada Doorashooyinka Dalka ayaa guddiga Doorashooyinka Heer Federal ee 2020-2021 waxaa uu...