Rabshado xoogan oo ay daba socdeen boob loo geystay Goobo Ganacsi oo leeyihiin ayaa habeenkii xalay ka dhacay deegaanka lagu magacaabo KwaNobuhle...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin degmada...
Ciidamada difaaca dowladda Puntland, ayaa maalintii saddexaad hawlgal culus oo ka dhan ah Daacish waxay ka wadaan buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Maanta kusii jeeda Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo....
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise. Golaha ayaa ku baaqay...
Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliya Jeneral Cabdi Maxamed Xasan Xijiaar ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay saraakiisha Ciidamada Booliska Jubbaland ee ka howlan sugida...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax miino uu haleelay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ciidamada taliska qeybta 43-aad ee ka howlgala Jubbooyinka ayaa ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo casho sharaf ku maamuusay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeer ku tegay dekadda weyn ee Magaalada Kismaayo, kadib markii Maanta halkaas...