Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay aheyd waxaa ay howlgal ballaaran ka sameeyeen xaafaddo ka tirsan degmooyinka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Qatar, waxaana uu kala hadlay xoojinta xiriirka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar kulan aan caadi aheyn...
Shirkaan Madasha Garsooreyaasha oo labo cesho uga socday magaalada Muqdisho ayaa looga doodayay sidii lagu horumarin lahaa adeegga fullinta dacwadaha iyo Garsoorka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha ku matelaya dalka Ciyaaraha Olombikada Adduunka ayaa ku dhiirri-geliyey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen ayaa Maanta kulan la qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi...
Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxaa gaaray Guddiga dib-u-heshiisiinta Gobolka Gedo oo uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Guddiga...
Wararka aan ka heleyno duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal u dhexeeya...
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen gacan ku haynta degaanka Dhag haye oo Degmada Bacadweyne dhanka Waqooyi uga beegan 10 Km,...
Waxaa mudooyinkan sii kordhaya gabdhaha katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya ee isticmaala baraha bulshada gaar ahaan barta TikTok, kuwaa oo muuqaalo iska soo...