Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay Sarkaal Sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab. Taliyaha La-dagaallanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay isu safri karaan meelkasta...
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo degay wefdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga iyo arrimaha dibedda dowlada Ireland...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Gudoomiyaha Aqalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiyay saraakiisha iyo ciidamada xoogga dalka guulaha ay ka soo hooyeen howlgallada ay ka wadaan gobollada...
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in markii u horraysay mudda lix bilood ah kadib ay duqayn ka fulisay gudaha Soomaaliya, gaar ahaanna Gobolka...
Maanta oo ah maalinta labaad ee Ciidul Adxaa ayaa waxaa siweyn looga ciidayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya, waxaana magaalooyinka...
Kusimaha Madaxweynaha ahan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Baarlamaanka Hir-shabeelle Siraaji Sheikh Isaaq oo weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Goordhaw shir...
Xukuumadda Jubbaland ayaa war ka soo saartay doorashada aqalka sare ee Soomaaliya iyo welwelka ku aadan in Kismaayo loo diidayo dhammaan siyaasiyiinta...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay...