Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug, ayaa saaka weerar culus oo dhawr jiho ah ku qaaday tuulooyin ku dhow...
Guddigii uu Ra’iisul Wasaraaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay dib heshiisiinta gobolka Gedo oo dhawaan gaaray magaalada Garbahaarey ayaa shirar...
Saacadihii la soo dhaafay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo culus ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Howlagaladaan...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay lagu qafaashay dad shacab...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay aheyd ku dilay Magaalada Baladweyne ee...
Booliska Itoobiya ayaa sheegay inay xireen in ka badan 300 qof oo lagu tuhunsan yahay inay taageerayeen jabhadda ka dagaallanta gobolka ku...
Taliyaha Ciidanka Booliska Garoonka Aadan Cadde iyo Maareeyaha Maamulka Guud iyo Amniga Garoomada Soomaaliya oo kormeeray goobaha ay ka howlgalaan ee Garoonka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caro weyn ka muujisay Warbixin uu soo saaray Guddi ka tirsan Midowga Afrika oo looga hadlay xaalada dalka....
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb kulan la qaatay Guddiga Maamulka doorashada heer Goboleed ee Galmudug....
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan Wasiirka Howlaha Guud iyo Wasiiru dowlaha Maaliyadda...