Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Xamsa Saciid Xamsa ayaa ka hadlay xaalad dhibaato ah oo ka jirtay Wasaraddaas xiligii uu...
Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in uusan jirin qodob ka mid ah xeer-hoosaadka Golaha oo ka hor-imanaya dastuurka Puntland. War-saxaafedeed ka...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) ayaa gelinkii dambe ee shalay soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho....
Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujisay banaanbaxyada iyo rabashadaha ka socda Magaalooyin ka tirsan Koonfur Afrika, kuwaas oo saameeyay...
Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu xiriiro lasoo sameeyay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka, kuwaas oo isugu jira Taliyeyaasha Booliiska heer...
Ugu yaraan 10 qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa xeryaha qaxootiga dalka Uganda, ayaa gaajo iyo Cudurka Safmareenka ah ee COVID-19 u...
Madaxda Koonfur Afrika ayaa sheegay inay ciidamo geeyeen laba gobol, oo ay ku jirto magaalada Johannesburg, si ay booliiska uga caawiyaan la...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa waxaa uu kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland. Axmed Madoobe...