Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka degmooyinka Gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la...
Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo tacadiyo ka wadaan ciidamada Booliska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto howl-galka sharci...
Dagaalanayaasha Al-shabaab ayaa xayiraad cusub kusoo rogtay shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo ah Shirkadda tan ugu weyn Shirkadda Isgaarsiinta. Al-shabaab ayaa...
Maamulka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in jid-gooyo loo dhigtay doorashooyinkii qof iyo cod ee laga hirgelin lahaa Puntland....
Gaari weyn oo nuuca xamuulka qaada ah aya ku bareeg goostay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan wadada Jid-mareexaan ee magaalada Muqdusho, kaasi oo...
Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday dilalka qorsheysa ee ka dhacaya magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Maanta ka dhacay gudaha...
Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa Caawa ku dhawaaqay inuu xilka casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka...