Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney dalka ka mamnuucday aaladaha Tiktok, Telegram iyo Aalada Qamaarka lagu ciyaaro ee 1XBET. War-saxaafadeed ka soo baxay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan...
Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa galabta madaafiic ku garaacay qeybo ka mid ah magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Duqeymaha ayaa ciidamada Somaliland...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa sameeyay magacaabis iyo isku shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha...
Golaha Wasiirrada X.F.S oo yeeshay maanta kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada dalka Jabuuti u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, xukuumaddda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka...
Howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanku ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen Qaraxyo, Gaadiid iyo dadkii waday. Ciidamada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda...