Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa saqdii dhexe ee xalay soo afjaray weerar dhowr saacadood oo...
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay Shirkii uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaasi oo ka...
War kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen Hotel Afrik...
Waxaa weli laga maqlayaa rasaas iyo qaraxyo ka dhacaya gudaha Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho kadib markii ay galeen dabley hubeysan. Ciidamada...
Qarax xoog leh ayaa goordhow laga maqlay Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka isgoyska Lambar 4. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Axmed Buulle Garaad Canjeex ayaa mar kale ka hadlay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid...
Wasiirka caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo safaarada turkiga ee Soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa heshiis ay kala saxiixanayeen Wasaarada Cadaalada iyo...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa la filayaa inuu Maanlinta berri ka furmo Shirka Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada...
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saraakiil iyo xubno kale oo ka tirsan Ururka Al-shabaab lagu dilay duqeyn diyaaradeed...