Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saaka aroornimadii ka dhacay degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare nafeed....
War-saxaafadeed ku qoran luuqadda Carabiga oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay shil khasaare badan sababay oo ka...
Ciidanka Booliska ayaa ka war bixiyay Burcad maalmihii ugu dambeeyay siyaabo kala duwan dhac kaga gaysanayay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Afheyeenka...
Madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee dalka iyo wakiilo ka socda Beesha Caalamka, ayaa lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ku yeeshaan maanta...
Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay gaari uu la socday Sarkaal katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya xili uu marayay...
Hoobiyeyaasha oo jugtooda laga maqay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa ay ku dhaceen Xaafadaha Obasiibka ah oo u dhow Xerada...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cismaan Abokar Dubbe ayaa ku adkeeyey Danjireyaasha ka howl-gala dalka ilaalinta madaxbannaanida iyo qarannimada shacabka iyo dowladda...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka ayaa maalintii Saddexaad galay, xilli shalay Warbixin looga dhageystay Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka. Shirka...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka ka qaadey Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland sida lagu sheegay war...
Wafdi ka socday dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayay Wasiirka Gaashaandhigga Talyaaniga, Guerrini Lorenzo ayaa gelinkii dambe ee Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho...