Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Maamulka Siraaji Sheekh Isxaaq, Wasiiro iyo Xildhibaanno...
Madaxweynaha Dalka Masar Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta booqasho ku tegaya Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyada Jabuuti, sida la...
Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi ee Somaliland ku metela dowladda Federaalka garabka Cabdi Xaashi ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in aanay qayb...
Xarunta Teendhada Arfisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada munaasabadda lagu saxiixayo heshiiska doorashada oo ay wada gareen Ra’iisul Wasaare...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Boqortooyada Midowday (UK) ee Jamhuuriyadda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay geerida ku timid Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo ku geeriyooday Magaalada Burbo ee Xarunta Gobolka Togdheer....
Alle ha u naxariistee waxaa Magaalada Burco maanta ku geeriyooday Majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle. Abwaan Sooraan Ismaaciil ayaa maalmihii lasoo dhaafay la...
Hadal ka soo baxay Saldhiga Boliska ee May 22 ee Mandiqada Galbeedka magaalladda Sanca ee dalka Yeman ayaa lagu sheegay in gacanta...
Maamulka degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo qorsheysan oo laamaha amniga dowladda Federaalka ay habeenadii lasoo dhaafay...
Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Xoogga dalka ay...