Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad Goboleedyada oo xubno ka ah Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Haiti Ariel Henry, ayaa ka bad baaday shirqool la doonayay in lagu dilo xili uu ka qeyb galayay munaasabadda...
Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Guddoomiyaha Gobalka iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal ayna Goob joog ka...
Waxaa Maalintii labaad xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho kulan ku leh Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo ay ka qeyb...
In ka badan 4,400 oo duulimaadyo ayaa la hakiyay guud ahaan adduunka oo dhan, sababo la xiriira isbadelka Cimlada iyo cudurka safmarka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo...
Ugu yaraan lix Ruux ayaa xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ku dileen deegaan xeebeedka Lamu ee dalka Kenya, waxayna sidoo kale dab...
Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ka furmo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ay yeelanayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxda dowlad...
Ciidamo farabadan oo uu hoggaaminayo Sarkaal horay uga tirsanaa Ciidamada dowladda oo lagu Magacaabo Nuur Dheere ayaa waxaa ay xalay soo galeen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay la kulmay Madaxweyneyaasha dowlad-Goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle Kulanka dhexmaray Ra’iisul...