Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka gudaha ee Kazakhstan ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay qiyaano qaran, sida ay sheegtay wakaaladda...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa maanta Shir guddoomiyay Shirka billaha ah ee Amniga Garoonka diyaaradaha...
Darawalada gaadiidka nooca dadweynaha ay raacaan ee ka howlgala degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta banaanbxa cabasho ah ka...
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Maanta oo sabti ah galay maalintii shanaad ayaa soo dhammaaday, iyada Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda 5-ta dowlad...
Kuuriyada Koonfureed ayaa kordhin doonta xayiraadda socdaalka ee lix waddan oo ku yaal Bariga Dhexe iyo Afrika iyo sidoo kale qaybo ka...
War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayan tallaabo uu Ra’iisul Wasaare Rooble u qaaday dib u...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Dekadda Magaaladaas habeenimadii xalay aheyd laga...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda 5-ta dowlad Goboleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan dowladda Imaaraadka...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa daah-furay shirka nabadaynta iyo dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay...