Jigjiga ( HM ) Ciidamada Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa Qabtay HUB lasoo galinayay deegaanka Soomaalida, Kaasi oo kasoo gudbay dhinaca Somaliland, Waxayna ciidanku sheegeen...
Hargeisa ( HM ) Xildhibaanada Golaha guurtida iyo wakiilada ee Somaliland ayaa Saaka isugu yimid Fadhi Cod loogu Qaadayey Xaalada degdeg aha ee...
Hargeisa (HM) Cali Khaliif Galaydh ayaa Quus ka Muujiyey Fulinta Heshiiskii maamulka Khaatumo la galay maamulkii Axmed Siilaanyo, Isagoo Xalay Khudbad ka...
Laascaanood (HM)-Magaalada Hargeisa waxaa maanta Isku soo bax ka sameeyay Qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan magaalada, Kuwaasi oo sheegay in Caruurtoodi oo...
Laascaanood ( HM) Saraakiisha Ciidamada Milatariga iyo Booliska ee Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo Sareeya Gaas C.laahi Fadal imaan oo Warbaahinta...
Hargeisa ( HM) Xisbiga wadani ayaa siwayn uga soo Horjeestay Go’aankii Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi uu Xaalada degdega ah ugu soo rogay...
Garoowe (HM)-Wasaaradda haweenka ee Puntland ayaa sheegtay in ay soo bandhigi doonaan dhowaan rag kufsi ka geystay deegaanno ka mid ah maamulkaasi....
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jaamacadda City Prof. Abdilahi A. Bariise ayaa soo xidhay Shirka Madasha Kobcinta Mugga Aqooneed iyo Xirfadeed ee Dadka Soomaliyeed oo mudo laba...
Wardheer (HM)-Saynab Cabdiwahaab Aadan oo ah hooyada dhashay Caa’isha Ilyaas gabadhii yareyd ee dilka iyo kufsiga loogu geystay magaalada Gaalkacyo ayaa mar...
Muqdisho (HM)-Maxamed Nuur oo ahaa Wiil Soomaali ah oo askari ka ahaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa lagu helay in uu...