Hargeisa (HM) Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa goor dhowayd ka hadlay Xadhiga magaalada Hargeisa Loogu Gaystay Xildhibaan Dhakool, Kadib markii uu sheegay...
Hargeisa ( HM ) Ciidamada booliska ee Somaliland ayaa caawa xabsiga magaalada Hargeisa u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka...
Buuhoodle ( HM) Gudoomiyaha Gollaha deegaanka ee Buuhoodle Cabdifataax Cali Cawil oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Buuhoodle ayaa ku baaqay in Bulshadu...
Muqdisho (HM)-Masuuliyiinta maamulka degmada Dharkeynley iyo saraakiisha ciidamada booliska degmadaasi ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay baaritaan ciidamada amaanka ay ka sameeyeen...
Muqdisho (HM) – Qaar ka mid ah Wasaaraddaha diinta ee maamul goboleedyadda ayaa ku eedeeyay wasaarada diinta iyo awqaafta Soomaaliya in ay qaaday...
Hargeysa (HM) ―Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta wareysi gaara siinayey mid kamida Tv-yada Soomaalida, ayaa...
Hargeisa ( HM) Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo kamid ah Baarlamaanka Somaliland, Kana soo jeeda Gobolka Sool oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa...
Laascaanod ( HM ) -Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Ciidamada Booliska ee maamulka Somaliland ayaa Maanta Xabsiga dhigay dhalinyaro, waxaana kasoo baxaya Warar...
Ceerigaabo (HM)-Wararka aan ka heleyno magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maamulka magaaladaasi ay diideen amarkii kasoo baxay madaxweynaha Somaliland...
Laascaanood (HM)-Maamulka Gobolka Nugaal ayaa soo saaray amar ku saabsan in aan shir uusan ogeyn Maamulka lagu qaban karin Hotelada iyo Xarumaha...