“Author Archive”
Stories written by ho

Daawo:-Faysal Cali Waraabe oo dhibaaxo xooggan la kulmay markii uu ka xumaaday Nabadda Taleex-Video

Hargeisa ( HM ) Siyaasi Cali Cantar oo kamid  ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani, oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa Jawaab ka bixiyey Hadalo kasoo yeedhay Faysal Cali Waraabe. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu sheegay inay tahay wax ina laga Xumaado in Faysal Waaraabe oo Aflagaado u gaysto Boqor Burhaan Boqor Muuse, oo dhowaan door wayn […]

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Aqalka sare oo Gudi u magacaabay xalinta Khilaafka Mooshinka Farmaajo-Video

Muqdisho (HM)-Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi xalliya kala fikir duwanaanshaha ka dhex taagan hey’adaha fulinta iyo Golaha Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo. Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Cali Maxamed Jaamac ayaa faah faahin ka bixiyay guddiga la magacaabay iyo Shaqooyinka uu qabanayo. Waxaa uu kula dardaarmay inay la […]

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha Eritrea oo goordhow ka dhoofay Muqdisho iyo Wadooyinkii oo dib loo furay…

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood ah oo uu ku joogay magaalada Muqdisho, kaddib casuumaad uu ka helay Madaxweyne Farmaajo. Isaias Afwerki iyo wafdigiisa ayaa galabta ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweyne Farmaajo uu ku sii sagootiyay garoonkab diyaaradaha. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo […]

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-War-Murtiyeed culus oo ka soo baxay Kulamadii Madaxda Soomaliya iyo Ereteriya-Video

Muqdisho ( HM )  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Villa Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal. Labada Madaxweyne ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la ballaariyo iskaashiga ku aaddan arrimaha ganacsiga, maalgashiga iyo xiriirka […]

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Warbaahinta Horufadhi Media oo Barnaamij Xasaasi ah ka diyaarisay Xiisada Siyaadeed ee Soomaliya iyo Mooshinka-Video

Muqdisho (HM)-Barnaamijka Falanqeynta Jimcaha waxaa uu ku saabsan yahay mooshinka ay xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ka gudbiyeen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.iyo guud ahaan xaalada kacsan ee Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA 1 HALKANKA DAAWO BARNAAMIJKA QAYBTA 2

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Ciidamadda Itoobiya oo Taangiyadooda Banaanka ula soo baxay iyo Xiisad kacsan Baydhabo

Muqdisho (HM)-Wararka ka imaanaya magaalaada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee Itoobiya ay gudaha u soo galeen, iyaga iyo Taangiyadooda. Xaalada magaalada ayaa galabta ah mid degan, waxaana istaagay banaan baxyo rabshado watay iyo rasaas ka dhacayay magaalada. Ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa gudaha u soo galay magaalada, waxaana lagu […]

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dagaal ka socda Mooyaale iyo Dad badan oo ku dhintay-Video

Jigjiga (HM)-Shanti maalmood ee la soo dhaafay waxey dagaallo ka socdeen degmada Mooyaale ee dalka Ethiopia. Dagaaladan ayaa dhex marayay Soomaalida iyo Oromada oo ku dagaalamaya, lahaanshiyaha magaalada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dagaalka ayaa weli ka socda magaalada oo la isku adeegsanayo rasaas culus. Saddexdii maalmood ee la soo dhaafay dagaaladii dhacay waxaa dhinaca Soomaalidu […]

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Wararkii ugu dambaysay ee Xaalada Magaalada Baydhabo iyo Xildhibaano lagu dilay-Video

Baydhabo ( HM) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif Sheekhu-na Maye ayaa ku baaqay in la joojiyo dibadbaxyada ka socda magaalada Baydhabo. Waxaa uu nasiib darro ku tilmaamay in dad yar sida uu hadalka u dhigay magaalada ka sameeyaan amaan darro kuwaa oo aan marnaba raali ka aheyn ayuu yiri hormarka […]

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Guurtida SSC oo taageertay Heshiisyadii Nabadda ee Jigjiga iyo Taleex-Video

Buuhoodle (HM)-Golaha Guurtida SSC oo taageeray Heshiisyadii Nabadda ee Ka kala dhacay Magaalooyinka Jigjiga iyo Taleex. HALKAN KA DAAWO VIDEO

December 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay Mooshinka Farmaajo iyo Xadhiga Muqtaar Roobow-Video

Muqdisho (HM) – Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa wareysi xasaasi ah siiyey idaacadda VOA Laanteeda Afka Soomaaliga ku hadasha, kaasi oo ah kiisii ugu horreeyey tan iyo markii uu aqbalay mooshinka xil ka qaadista madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajao. HALKAN KA DAAWO VIDEO Isaga oo ka hadlayey mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya ayuu sheegay in […]

December 13th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Nin dhib wada oo la xidhay maxa ka khuseeya Guddoomiye Barlamaanka Soomaaliyeed Mr.Mursal? Ninka la xidhay...
  • Abdi: Dawladda Federaalku waa ku saxan tahay in xabsigga dhigto Mukhtaar Roobow iyo ciddii daba orodaba, waayo...
  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.