Garoowe (HM ) Maxkamada derejada 1aad ee Garoowe waxay dil toogasho ah ku xukuntay sadex eedaysane oo lagu helay inay kufsadeen oo...
Laascaanood ( HM ) -Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa wuxuu Sharci darro ku tilmaamay ...
Hargeisa (HM) Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, oo labada gacmood silsiladi kaga xidhan tahay ayaa maanta la horgeeyay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee magaalada...
Laascaanood (HM) ― Wararka hadda naga gaadhaya Magaalada Hargeysa ee xarunta u ah Maamulka Soomaliland ayaa sheegaya in maanta Maxkamada Hargeysa ee G/Maroodi-jeex...
Garoowe (HM) – Wararka ay laga heleyo magaalada Garoowe uu ka socdey shirka dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah ayaa sheegaya inuu...
Boosaaso (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasi oo sababay dhaawacyo ciidamada soo...
Garoowe ( HM) Maamul Goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqday inuu fashilmay shirkii Wadatashiga ee shantii maalmood ee la soo dhaafay uga socday...
Laascaanod ( HM) Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa siwayn uga soo horjeestay Xadhiga Hargeisa ...
Hargeisa ( HM ) Waxaa Cisbitaal ku yaala magaalada Hargeisa ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf ( Cabdi-Waraabe) oo...
Hargeisa (HM ) Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa Xalay Xabsiga dhigay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, Iyadoo Laga soo Qabtay Gurigiisa oo Ciidamadu ay...