Hargeysa (HM ) Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Kenya, kaasi oo sii xumaaday...
Muqdisho (HM)-Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa soo badhigay mowqifkiisa ku aaddan xaaladda dawlad goboleedka Galmudug, doorashooyinka Jubbaland iyo khilaafka ka...
Riyadh (HM) – Seddex Culumo oo dhex dhexaad ah isla markaasna Sunni ah ayaa la filayaa inay Dowladda Sacuudiga daldalaad ku sameyso kadib...
Laascaanood (HM)-Wasiir ku xigeenka wasaarada Howlaha guud iyo guryeynta maamulka Puntland Maxamed Xuseen Xaashi ayaa booqday deegaano ka tirsan Gobalka Sool gaar...
Hargeysa (HM)-Maamulka Soomaliland ayaa ka hadlay dagaalka iyo xiisadihii u dambeeyay ee kasoo cusboonaaday Gobalka Sanaag iyo iska hor imaadyo dhexmaray Ciidamada...
Hargeysa (HM) ― Wararka ay helayso HM ayaa sheegaya in Saaka Cabdiraxmaan Aar la hor-geeyay Maxkamada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex. Cabdiraxmaan Aar ayaa...
Laascaanood (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa Waraysi uu bixiyey Ninkii Dacwada u qabsaday Korneyl Tuke ,Farxaan Diini Warfaa oo ka hadlaya Kiiska....
Ceerigaabo (HM ) Colaad ayaa mar kale dib uga soo Cusboonaatay deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag, Kadib markii maalintii shalay uu halkaasi dil...
Guriceel ( HM) Magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud Waxaa ka dhacday Dhacdo cajiib ah oo Bulshada siwayn usoo jiidatay kadib markii Ciidamada...
Gaalkacayo (HM)-Dowlad-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug oo kulan labo geesood ah shalay ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ku heshiiyay dhismaha guddi farsamo oo...