WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wasiir tirsan Puntland oo booqday deegaano ka tirsan Gobalka Sool-Video

Laascaanood (HM)-Wasiir ku xigeenka wasaarada Howlaha guud iyo guryeynta maamulka Puntland Maxamed Xuseen Xaashi ayaa booqday deegaano ka tirsan Gobalka Sool gaar ahaan meelaha wadada laamiga ah ee Buundooyinka ah kuwaasoo uu wax yeeleeyay roobabkii dhawaan ka daay degaanadaas.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top