Home » June 15th, 2018
Entries posted on “June, 2018”
Muqdisho ( Horufadhi News)- Xildhibaanad Canab Xasan Cilmi oo kamid ah Xildhibaanada Dawladda Federaalka Soomaaliya, ee kasoo Jeeda Gobolka Sool oo Warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa si kulul uga Hadashay Xaalada magaalada Laascaanod iyo Culayska Somaliland ku hayso Bulshada deegaanka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo maanta badhtamaha Laascaanood ay ka dhaceen Rabshado […]
June 15th, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Laascaanood (Horufadhi News)-Madaxda siyaasada iyo kuwa dhaqanka ee deeganada Sool, sanaan iyo Cayn ayaa warmurtiyeed ku qoran afafka Soomaaliga iyo Englishka soo gaadhsiiyey Horufadhi Media. Hoos ka akhriso. Warsaxafadeed Khamiis June 14th, 2018 Golaha Sare ee Dhaqanka Sool, Sanaag iyo Cayn Guurtida iyo Waxgaradka Gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn Si loosoo afjaro cadaadiska, cagajuglaynta, barakaca […]
June 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

PRESS RELEASE (For Immediate Release) Thursday June 12th, 2018 The Sool, Sanaag & Ayn Regions of Somalia Community Leaders: Traditional Elders of Sool, Sanaag & Ayn (SSC). Guurti and Community Leaders of SSC In order to end the fighting, killings, displacement, suffering, pressure and threats regularly visited upon the people of Sool, Sanag & Cayn […]
June 14th, 2018 | Posted in english news | Read More »
Garoowe ( Horufadhi News)-Guddiga difaaca Puntland, ayaa si kulul uga hadlay Xaalada magaalada Laascaanood oo maanta ciidanka maamulka Somaliland ay ku dhaawaceen dad shacab ah, kadib markii ay rasaas ku fureen. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in maamul Somaliland uu maalin […]
June 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (Horufadhi News)– Sheekh Kamal Khadiib oo ah ku-xigeenka madaxa ururka Xamaas ee magaaladda Qudus ayaa sheegay in nin ganacsade ah oo reer Qudus oo ay isku dhow yihiin Maxammed Daxlaan oo kal hore laga saaray ururka Fatax in uu ku hawlan yahay iibsashada aqalada duuga ah ee kuyaala qaybtii hore ee Magaaladda Qudus waxaana uu wakiil […]
June 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Laascaanod (Horufadhi News)-Duqa Degamada Laascaanood ee dhowaan Madaxwaynaha Puntland uu magacaabay Cabdiqani Makhtal (Beebe) oo Warbaaahinta la hadlay ayaa Fariin u diray Bulshada ku dhaqan Gobolka Sool. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdiqani ayaa sidoo kale wuxuu siwayn uga hadlay Xiisada Colaadeed ee hada ka taagan Gobolka Sool, Wuxuuna eedaymo kala duwan u jeediyey Somaliland. Goob-joogayaal ayaa […]
June 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Laascaanod (Horufadhi News)- Waxay ahayd abaaro 9:30 Am ayaa bartamaha Suuqa magaalada Laascaanood ka bilowday rabshado kuwaa oo sababay in Laba dumar ah uu dhaawac soo gaadhey kadib markii Ciidamada maamulka Somaliland rasaas ooda kaga qaadeen suuqa weyn ee magaalada Laascaanood gaar ahaan Bartamaha Magaalada halka Haweenka Caanaha iibiya Fadhiistaan. Goob-joogayaal ayaa ii sheegay in rabshadu […]
June 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Laascaanood (Horufadhi News)-Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool ayaa sheegaya in Ciidamadda Maamulka Soomaliland ay goor dhawayd ku toogteen Laba Haween ah Bartamaha Magaalada Laascaanood gaar ahaan aaga Gooladda. Sida uu noo xaqiijiyey goobjooge ku sugan magaalada Ciidamadda Somaliland ayaa Bartamaha Magaalada ku toogtay laba Haween ah oo kamid ah Hooyooyinka ka […]
June 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (Horufadhi News)-Rajada Soomaaliya oo ah Xasalooni iyo nabadgalyo waa mid sidoo kale ay raadinayaan inta badan dalalka Dunida, laakiin Soomaaliya waxa ay kamid tahay dalalka taageerada ka hela Mareykanka waxa ayna ka caawisaa dhisidda ciidamada Qaranka Soomaaliyeed si ay ula dagaalamaan ururada Argagixsada loogu yeero sida Al shabab. Hadaba iyada oo taasi ay jirto […]
June 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (Horufadhi News)-Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Haweeneydii u dhalatay Jarmalka ee bishii hore lagu afduubtay magaalada Muqdisho ayaa lagu hayaa meel ku dhow degmada Hobyo. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in kooxo hubeysan ay ku heystaan Haweeneydan meel 5KM u jirta degmada Hobyo, kagana beegan dhanka Galbeed. Mid ka mid ah odayaasha […]
June 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »