Home » May 31st, 2018
Entries posted on “May, 2018”
Garoowe (Horufadhi News)-War-murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha wasiiradda Maamul Gobaleedka Puntland Khamiista maanta ah, ayaa markale lagu sheegay in Somaliland cabbudhin iyo xadhig joogto ah ku hayso shacabka magaalada Laascaanood,islamarkaana ay qaadayso mas’uuliyadda dhibaatada loo geystay bulshada reer Laascaanood. Golaha Xukuumadda, ayaa sidoo kale Dadweynaha reer Puntland u sheegay in lagu soo duulay dalkooda […]
May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (Horufadhi News)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta tababarka ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Danab ay ku leeyihiin garoonka diyaaraaha Balli-doogle halkaas oo ay gacanta ku hayaan saraakiil Mareykanka. Booqashada R/wasaare Kheyre uu ku tagay xerada ciidanka ee ku taala degmada Balli-doogle waxaa ku […]
May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (Horufadhi News)-War goordhow nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in maleeshiyaad ku hubeysnaa bastoolado ay dileen Guddoomiyihii Ururka Dhalinyarada degmada Warta Nabadda ee Gobolkan Banaadir, C/weli Ahmed Mohamed. Dilka ayaa la sheegay inay fuliyeen laba Maleeshiyo oo ku hubeysnaa bastoolado kuwaa oo dilka kadib ka baxsaday Goobta uu dilka ka dhacay. Rasaasta ugu badan ayaa Guddoomiyaha […]
May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »
For Immediate Release Somaliland: Prosecutions Threaten Free Expression Repeal Provisions that Criminalize Free Speech (Nairobi, May 8, 2018) – A string of recent prosecutions in Somaliland targeting people who spoke out on controversial issues is a dangerous attack of free expression, Human Rights Watch said today. In the latest such case, a prominent traditional elder […]
May 31st, 2018 | Posted in english news | Read More »
Grant Access to Asylum Procedures; Hold Abusers Accountable (New York, April 17, 2018) –Yemeni government officials have tortured, raped, and executed migrants and asylum seekers from the Horn of Africa in a detention center in the southern port city of Aden, Human Rights Watch said today. The authorities have denied asylum seekers an opportunity to […]
May 31st, 2018 | Posted in english news | Read More »
Buuhoodle (Horufadhi News)-Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland C.xakiin Camey iyo Wafdi uu Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn. Soo dhowaynta wafdiga ayaa waxaa ka qayb galay Waxgarad, Isimo, Saraakiisha Ciidamada iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada, Waxaana Khudbad uu ka jeediyey Halkaasi uu kaga hadlay dhibaatada […]
May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Garoowe (Horufadhi News)-Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamad cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ka mid tahay xaaladda deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool. Sidoo kale shirka Golaha Wasiirada Puntland ayaa looga hadlay hannaanka Cadaaladda Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo shirka laga soo saaray war-murtiyeed […]
May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (Horufadhi News)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho ah booqasho ku joogay dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxda Dalkaasi. Mudane Amb. Ahmed Isse Awad waxa uu la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, iyagoo […]
May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Garoowe (Horufadhi News)-Saacadihii ugu dambeeyey waxaa la dareemayay dhaqdhaqaaqyo cusub oo kuwajahan deegaanka Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan ciidamada labada dhinac ee Puntland & Somaliland, waxaana cabsi laga qabaa dagaal rasmi ah oo markale dib uga qarxa deegaankaas, sidda ay shegayaan Goobjoogayaal kusugan agagaarka ay dhinacyadu isku horfadhiyaan. Ciidamada ayaan tan iyo shalay galab is […]
May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »
Nairobi (Horufadhi News)–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)ayaa casho sharaf u sameeyey Gudiga madaxa banaan ee Dastuurka Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Gudiga la socodka dib u eegista Dastuurka ee labada aqal ee golaha shacabka Soomaaliyeed oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Axmed Madoobe Madaxweyne, ayaa labada gudi kula […]
May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »