Home » September 30th, 2017
Entries posted on “September, 2017”
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Looga hadlay Guulihii iyo Waxqabadkii Xukuumadda Soomaaliya ee RW. Xasan Cali Khayre Hogaamiyo, Kuwaasi oo ayku Talaabsatay Bisha hada dhamaatay ee SEPTEMBER. HALKAN KA DAAWO VIDEO R/wasaare Khayre ayaa Balan qaaday inay Dawladdu Hor marin doonto Afka iyo Dhaqanka, Xukuumadda Soomaaliya oo ku guulaystay in mudo 27-sano kadib ah […]
September 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Wararka Ka Imaanaya Degmada Ceegaag ayaa Ku soo Waramaya in Xaalada Deegaankaasi ay Haatan Degantahay Waxana Halkaasi Haatan Ku sugan Salaadiinta Buuhoodle oo Horkacayo Garaadka C/risaaq Garaad Soofe iyo Qaarkamid ah Cuqaasha Deegaanka Buuhoodle. HALKANI KA DAAWO VEDIO Dhinaca Kale Boqor Abdilaahi Ahmed Cali oo aan Talefoonka Kula Xidhiidhay Ayaa Tacsi u […]
September 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xarigga ka jaray Saldhigga Milateri uu Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tababari doono Ciidamada Soomaaliya. Munaasabadda Furitaanka Saldhiggan oo goor dhow soo gaba gabowday ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, wakiilo ka socday Beesha Caalamka, saraakiil ka kala socday Turkiga iyo […]
September 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu xarigga ka jaro Saldhigga Milateri ee Turkiga ka dhistay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tababarayo Ciidamada Soomaaliya. Sida ay sheegayaan wararka Madaxweyne Farmaajo iyo Taliyaha Ciidamada Milateriga Turkiga Gen. Halusi Akar oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa la sheegay inay si wadajir ah ay u furi […]
September 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Si balaadhan loogu soo dhoweeyay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Guud ee Ciidanka Xoogga dalka Turkiga Hulusi Akar, waxaana soo dhoweeyay dhaweeyay diplumaasiyiin ka tirsan Safaarada Turkiga ee Muqdishor, Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka General Maxamed Axmed Jimcaale Geedi iyo Mas’uuliyiin kale. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wafdiga Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Turkiga Hulusi […]
September 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Sarkaal ka mid ah ciidamada Soomaaliya, Janaraal Sheegow Axmed Cali, oo maamulayay saldhigga la weeraray ee Bariire ayaa sheegay in qaar ka mid ah kooxda weerartay ay ku dileen dagaalka. Wuxuu tilmaamay iyo militariga Soomaaliya ay guuleysteen, iskana caabiyeen weerarka Al-Shabaab ee Bariire. “Saaka aroortii, seddax meel ayey naga soo galeen; dhinaca wobiga; dhinaca Koonfur […]
September 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Jaaliyadda Khaatumo magaalada Birmingham ee Dalka Uk, ayaa Munaasabad Soo Dhoweyn Iyo Is Xog Wareysi ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Khatumo State Maxamuud Cabdulahi Cali Caananuug. HALKAN KA DAAWO VIDEO Munaasibada ayaa waxaa Marti Sharafta Kale Kasoo Qayb Gashay kamid ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Safiya Ali Caateeye, Gudoomiyaha Jaaliyada London Fadumo […]
September 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY EE DUNIDA……
September 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Qarax xoog leh ayaa galabta ka dhacay maqaayad ku taal egmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaraxa. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay, afaafka hore ee maqaayadda oo ku dhow Bacadlihii hore ee Xamar Weyne. HALKAN RIIX […]
September 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Maxamed Abuukar Isloow Wasiirka amniga Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay amaan darada Gobalka Banaadir ay korortay maalmihii la soo dhaafay arintaasina ay tahay wax aan loo dulqaadan karin. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Wasiirka ayaa sheegay in ay shacabka Ciriiri giliyeen oo la xiray inta badan walina ay […]
September 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »