Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka wada hadlay dagaalka sokeeye ee ka socda dalka Itoobiya iyo khilaafka...
Iyadoo Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur uu dalbaday , warbixin ku saabsanayd ku saabsaneyd xaalada Mukhtaar Roobow, ayaaa...
Lix (6) Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxaana mudaneyaasha la doortay afar...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax Maadxweyne Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay khilaafka xooggan ee ka dhexeeya Farmaajo iyo Rooble, iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo...
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaag hadlayaan arrimaha siyaasadda dalka gaar ahaan khilaafka Cirka isku shareeray ee u dhexeeya...
Wasiiru dawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, Agaasimaha waaxda Hiddaha iyo Taclinnta Sare Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan...
Baarlamaanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Baydhabo ayaa xasaanada waxa ay uga qaadeen sadex Xildhibaan oo...
Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay taageerayaan baaqyada Beesha Caalamka ee ku saabsan in la joojiyo xiisadda siyaasadeed ee...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo muddo sanado ah u xiran, kaas oo laga soo qabtay Magaalada...