Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Hayaanka Horumarka qaybtiisa 1aad oo Diirada lagu saaray ocdaalkii nabadda ee madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo ee...
Qaar ka mid ah murashixiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta qudbado ay ku soo bandhigayeen barnaamijkooda...
Xukuumada Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa xiligan ka banaan dhoor Wasaaradood oo Wasiiradii hayay qaarkood xilka laga qaaday halka qaar kalana...
Gabadhii indhaha iyo Sanka Dhagaxantu ka soo qubanayeen,Xaaladeeda iyo Waalidkeed oo ka waramaya sida wax u dhaceen. Xaaladda Gabadha yar ayaa hada...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin ayaa warbaahinta u sheegay in tirada dadka ka barakacay fatahaada magaalada qiyaastii gaarayaan 9000 oo...
Guddiga Dhismaha Misaajidka Degmada Horufadhi ee Buuhoodle ayaa Ku Baaqay in Laga soo Qayb Galo Dhismaha Misaajidkaasi oo Mudo Badan ahaa Qaybyo...
Xildhibaanka haysta aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay inuu ka dambeeyay in la baajiyo kulankii uu maanta Magaalada Nairobi uga...
Daawadayaasha qiimaha badan ee Horufadhimedia waxaa ku wargalinaynaa in ay mar kasta kuwooda aan Chanelka ama Barta Youtube aan ku leenahay isla...
Madaxwaynihii Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Hargeisa ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay Hoteelkii...
Maanta ayaa Ciidanka maamulka Soomaliland Ay Burburiyeen 205 Dhalo Oo Maan Badalaha Khamriga Ah Madal Banaan Ayaa Lagu Soo Bandhigay Khamrigii Iyo...