WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ciidamadda Maamulka Somaliland oo khamri tiro badan iyo raggii watay ku qabtay Widhwidh-Video

Maanta ayaa Ciidanka maamulka Soomaliland Ay Burburiyeen 205 Dhalo Oo Maan Badalaha Khamriga Ah
Madal Banaan Ayaa Lagu Soo Bandhigay Khamrigii Iyo 5 Dhalinyaro Ah Oo Wadatay Taliyaha Cidanka ee mamulka Somaliland  Cabdilaahi Dheere Ayaa Sheegay Intalaabo Ay Kaqaadayaan Cidkasta Oo Wadata Khamariga

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Culimada Waxgaradka Widhwidh Ayaa Soodhaweeyay Howshan Wanaagsan Ee Ciidanku Qabteen
Ugidanbayn Waxaa Gamcahooda Khamrigii Kuburburiyey Mulkiilihii Watay Iyo Dhalinyaradii Lasocotay
Maan Badalaha Khamdiga Ayaa faraxun Kuhaya Dhulalka Howdaka Oo Uu Sixun Ugu Faafayo Walow Ciidanka Widhwidh Ay Talaabo Sharciya Kaqaadaan

SOMALI NEWS

To Top