WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Laascaanood Hooyo ku dhibaataysan oo sheegtay in aysan seexan 17 Sano-Video

Hooyo Sahra Maxamed Guuleed oo Ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool aya la sheegay inaysan Seexan 17-Sanadood Wax Hurdo ah Waxaana arrintan Sababay Xanuun Hayey Mudadaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Culimada Magaalada Laascaanood ayaa ugu Baaqay umada Musliminta ah inay kasoo Qayb Qaataan Caawinta Hooyadan Dhiban Waxaana ay ku Booqdeen Hoyga ay ka Dagan Tahay Laascaanood.

SOMALI NEWS

To Top